What is a
computer basic.
Computer
is a modern electronic machines, It
has the ability to store, retrieve, and process data. You may already know that
you can use a computer to
type documents, send email, play games, and browse the Web pages.
Computer-ka waa mashiin casri ah oo
ku shaqeeya koranto, wuxu awood u leeyahay inuu kaydiyo, dib loogala soo baxo, habeeyo/nashqadeeyo
xogta. Waxad had iyo jeer ogaata in computer-ka aad wax ku qori karto, email ku
diri karto, game ku ciyaari karto, iyo internetka qaybihiisa ku isticmaali
karto.
Types
of computer.
Computer
consist of four (4) main types :-
·
Input unit
·
Output unit
·
System unit
·
Storage devices
Input unit:
Waxaa
loo isticmaalaa in xogta gudaha computerka loo galiyo, TUSAALE . (
keyboard,scanner,flash,CD,digital camera, and microphone )
Output unit:
Waxaa
loo isticmaala in xogta computerka gudiihisa ku jirta banaanka looga soo saaro
TUSAALE. ( monitor,printer, and speakers )
System unit:
Waa
wadnaha computerka waxaana lagu magacaaba CPU (
central processing unit )
Storage
devices :
Waxaa
loo isticmaalaa kaydinta xogta computerka si loogu kaydiyo wax walbo xog ah.
Parts of
computer equipment:
Qaybaha
computer uu ka kooban yahay waxaa ka mid ah waxayalaha hoos ku xusan sida :
·
Monitor
·
Cpu ( central processing unit )
·
Mouse
·
Keyboard
·
Speakers
·
Printer
·
Microphone
·
Camer
·
E.t.c
prepared by : ustaad najeeb