virus waa barnaamij ay sameeyaan shaqsiyaad
si ay ugu waxyeeleeyaan computerada dadka ay isticmaalan kuwaas oo ugu gudbiya
laba qaab oo muhiim ah.
·
INTERNET : sida in uu ugu gudbiyo
qaabka casriga ah ee internet kaas oo qofku awoodi karo inuu u gudbiyo qof ka
maqan oo jooga qaarad ilaa qaarad kale. Hababka uu ugudbin karo waxa ka mid ah
, ( download { daji } gareeso software
kaa waa muhiim ) meela ay ku qoran tahay oo kale aya lagu baahiyaa internetka
kadib shaqsigii marka isticmaala link-gaa waxa uu wajaha VIRUS ka , halkaas oo
computerkiisa looga baabi inayo dhamaan wixii xog ugu jirtay iyo macaluumada
·
USB TRANSFER : qaabka waxa
isticmaali karo qof kula jooga, sida in uu computerkiisa ku sameeyo virus intaa
kadibna flash ama CD kuso qaado kadib computer-kaaga ku shubo si uu u saameeyo
computerkaaga,
Side looga
hortagi karaa :
Virus
waa barnaamij leh mushkiladiisa, ma jiro shay ka difaaci kara computerkaaga ama
Aaladaada virus 100%,waayo virusku kama yimaado hal meel ee meelo badan ayuu kaa soo galaya mana jirto shirkada awood u yeelatay inay virus oo dhan ilaaliso balse waxa jira barnaamij ay shirkadaha waa way ee
caalamka u soo saareen si looga caabiyo ama loogala tacaalo virus-ka
computerada. Waana qaabka kaliya ee ugu dhaw ee shaqsi uga badbaadin karo
computerkiisa in uu virus wajaho. Waxa ka mid ah shirkadaha iyo ANTI-VIRUSKA ay
soo saaran sida kuwa hoos ku xusan :_
·
Kaspersky
Anti-Virus
·
ESET NOD32 Antivirus
·
AVG anti-virus
·
E.t.c