Monday, September 5, 2016

Unknown

SAMEE VIRUS KHATAR AH !!! kuna bur buri computer







asc, dhamaan ardada wax ka barata website-ka ITGROUP2016  waxan caawa sameen doona cashar muhiim ah balse waxa digniin ah inaadan marna u isticmaalin dadka muslimiinta ah , balse si aad u fahamto amase aad dadka diinta islaamka ah ku dheelo uga hor tagto ayan casharka kaga faa'iidaysan doona . fadlan ha u adeegsan muslimka plz plz hadii kale waa adiga korkaaga qiyaamah.



virus kaan waxa uu bur burinaya dhamaan service ka ku jira computer ka , waana kan barnaamijka lagu sameenayo.




barnaamijka marka uu kuu furmo waxa uu kuusoo ban dhiganaya sawir noocaan oo kale ah, kaas oo ka turjumaya dooro halka aad rabto inuu viruskaan saameeyo, meeshiii aad "tik" saarto oo kaliya ayuu viruskaan ka shaqa galaya .



intaas ka bacdi , si aad u gaarto hadafkaaga ah inaad virus abuurto dhamaan "tik" saar sida sawirka ka muuqata .



shaqadaas markaad qabto hadii aad rabto inuu viruskaaga uu noqdo mid professional ah oo dhinac kasta ka dhisan waxad ku sii dhufanasa falaarta muuska meesha exite u dhow ee calaamadaha noocan ay ku qoran yihin   { >>  } sii uu kuu geeyo meel kale oo aad dooranayso . sida sawirka kaaga muuqata.



intaa kadib markii aad dhameeso hawshaan waxaa laga raabaa inaad "CREATE VIRUS" ku dhufato wixii inta ka danbeeyana waxad dooranaysaa halkii aad ku save gareesato.

FIIRO GAAR AH: marnaba ha furin viruskaan , hadii kale adiga ayuu ku bur burinaya micnahayga computer kaaga , balse kaliya u dir qofka aad rabto. waxad ogaata hadiii aad si qaldan u isticmaasho inaan aniga lahayn musuuliyaada qiyaamaha, balse u isticmaal cashar ahaan, 

                                      


HALKAAN KALA DAJISO PROGRAM KA 

furaha programka waa 123


Unknown

About Unknown -

Author Description here.. Nulla sagittis convallis. Curabitur consequat. Quisque metus enim, venenatis fermentum, mollis in, porta et, nibh. Duis vulputate elit in elit. Mauris dictum libero id justo.

Subscribe to this Blog via Email :