Monday, February 27, 2017

Unknown

SHIRKADA NOKIA OO CAALAMKA KU BAAHISAY NOKIA 6





waxa dhawaanahan socday olale xoogan oo ay shirkada nokia ay kusoo ceshanayso muunadii iyo sharaftii ay ku lahayd company-ada caalamka, ayada daaqada ka baxday mudo ku dhow ilaa 2007, waxay ay laa daala dhacaysay dhaqaale xumi soo wajahday iyo shirkadaha SAMSUNG,APPLE, iwm
inay booska ka saaran, balsa waxay ahayd bilawgii sanadan cusub ee 2017 in ay ku dhawaaqday inay soo saarayso taleefan cusub oo ah nooca smartphone ka ah, iyadoo intaa sii raacisay inay dib u habeen ku sameesay taleefankeedi ugu caansana uguna tayada wanagaasanaa taleefanada inta taariiqda dunida la og yahay oo lagu macaabo 3310. inay soo galisay suuqyada caalamka, asaga oo markii ugu horeesay lagu iibgeeyey suuqyada caalamka qaastan suuqyada waawayn ee ENGLAND, halkaas oo mudadii ugu horeesay ay qateen cel celis ahaan taleefankaan dad lagu qiyaasan 150,000 qof ,



Unknown

About Unknown -

Author Description here.. Nulla sagittis convallis. Curabitur consequat. Quisque metus enim, venenatis fermentum, mollis in, porta et, nibh. Duis vulputate elit in elit. Mauris dictum libero id justo.

Subscribe to this Blog via Email :