Tuesday, August 23, 2016

Unknown

Netcut



ANDRIOD



asc dhamaan asxaabta waxan halkan kuso bandhigaynaa barnaamij aad iyo aad muhiim u ah, kaas oo aad ku kaantarooli karto wirless kaga TUSAALE. waxad rabtaa inaad qof xaafada kula dagan wirless ka kula isticmaalaya aad ka jarto netka waxad isticmaalaysaa barnaamijkaan , ogow : waxa kaliya lagu isticmaali karaa guriga oo kaliya laakiin kuma isticmaali kartid meherada amase shirkada iyo meelaha bulashada ku kulanto.


barnaamijka waxad kala dagi karta link-ga hoos yaala'


 baaxada : 1.7 MB


 waxad ku isticmaali kartaa taleefankaga iyo computer kaaga


 mahadsanid

http://download.cnet.com/Netcut/3000-2651_4-30221.html

Unknown

About Unknown -

Author Description here.. Nulla sagittis convallis. Curabitur consequat. Quisque metus enim, venenatis fermentum, mollis in, porta et, nibh. Duis vulputate elit in elit. Mauris dictum libero id justo.

Subscribe to this Blog via Email :

2 comments

Write comments
duceysane
AUTHOR
April 4, 2018 at 5:16 AM delete

App root muu ubahan yahay ii sheeg waa ii muhiim

Reply
avatar
Unknown
AUTHOR
September 7, 2021 at 3:16 PM delete

Hi course priming language raba

Reply
avatar