Tuesday, August 23, 2016

Unknown

CAMTASIA STUDIO 8





asc, dhamaan asxaabta ku xiran website keena,channelka iyo page keena waxan halkan kuugu so bandhigaya barnaamij aad i badan niyadaada iska waydiisay halke ka heshaa, barnaamijkan waa barnaamij aad u isticmaali karto duubida shaashada computer kaaga amase editing video aad u isticmaali karto, hadaba hadii aad ka mid tahay dadka baahida wayn u qaba barnaamijkan amse barnaamijkan markad lasoo dagayso lacag $0  lagu waydiin jiray, maanta way dhamaatay arinta waxa ku hagar baxay website keena caanka ah ITGROUP2016.BLOGSPOT.COM  ayaa ka helaysa asaga oo free.


FAAH FAAHIN KU SAABSAN BARNAAMIJKA.

barnaamijkaan waxad u isticmaali kartaa qaabab badan sida { duubista shaashada computer ka , editing video, turjimida aflaamta, iwm }



baaxada barnaamijka :  252 MB

waxad ka helaysa link-gaan :


 http://download.cnet.com/Camtasia-Studio/3000-13633_4-10665109.html


wixii faah faahin aad u baahato waxad noogu reebaysa commentiga

mahadsanid

Unknown

About Unknown -

Author Description here.. Nulla sagittis convallis. Curabitur consequat. Quisque metus enim, venenatis fermentum, mollis in, porta et, nibh. Duis vulputate elit in elit. Mauris dictum libero id justo.

Subscribe to this Blog via Email :