Thursday, February 23, 2017

Unknown

3 SOFTWARE OO KAA CAAWINAYA VIDEO EDTING-KA !!!






asc dhamaan ardayda ku xiran websitekeena, qoralkan waxan kuugu soo ban dhigi doona 3 software oo kaa caawin doona inaad sameeso profesional video editing , barnaamijtan ayaa isugu jira qayb lacag ah iyo qaybo free ah kuwaas oo ka caawinaya habeenta muuqalo tayo leh

1: FINAL CUT PRO X

waa software ay la socdaan affects iyo animations cusub kuwas oo ah kuwii ugu danbeeyey ee loo isticmaalo video editing tayo leh. balse waxa lagu isticmalaa inta badan computerada MAC, kuwas oo versions badan lagu keeno.




2: PREMIERO PRO

software-kaan waxa uu ka mid yahay kuwa ugu casrisan ee ay isticmaalan shirkadaha sameeya flimaanta sida shirkda wayn ee laga leeyahay dalka maraykana ee HOLLYWOOD, inkasto barnaamijka uu mudadii hore booska danbe ku jiray kaasoo badalkiisa la isticmaali jiray barnaamijka la yiraaho AFTER EFFECT, aya waayadan danbe kagalay kaalmaha hore ee isticmaalka software video editing-ka, waxadna ku isticmaali karta dhamaan serverada ( mac,windows,linux). waxa uuna kaa caawinaya inad sameeso video tayo leh adiga oo isticmaalay flim ama video youtube.




3: AFTER EFFECT

waa barnaamij wata indho sarcaad effects ah kuwas oo dadka qibrada u leh ay ku jah-wareerinkaran dadka , waxana uu hal qabsaday saaxada caalamka ilaa inta ay shirkadaha iska leh softwareda kor aan kuso sheegnay ay dadaal ban'an ugu jireen sidii ay uga hormari lahayeen, balse ilaa hada waa la isticmala waliba si qayri cadi ah bay dadka badankood ugataan una isticmaalaaan, waxa xusid mudan in barnaamijkaan iyo PREMIERO ay soo saarto hal shirkad, waxadna ka heli kartan ciwankan hoose


www.adobe.come

       iyo

www.finalcutprox.com/apple



qore: najeeb beehan ahmed 

Unknown

About Unknown -

Author Description here.. Nulla sagittis convallis. Curabitur consequat. Quisque metus enim, venenatis fermentum, mollis in, porta et, nibh. Duis vulputate elit in elit. Mauris dictum libero id justo.

Subscribe to this Blog via Email :