Saturday, February 25, 2017

Unknown

LUUQADAHEE UGU FIICAN IN WAX LAGU JABSADO..( HACKING )!!!!






asc dhamaan ardayda ku xiran website , casharkaan waxan kaga hadli doona dhowr luuadood kuwaas oo kaa caawinaya inaad sameeso HACKING . waxanaa muhiim ah hadii aad tahay qof jecel ama xiiseeya barashada ETHICAL HACKING inaad sii fiican u barato luuqadaha aan hoos ku sheegi doono.


1: HTML 

html waa luuqad muhiim ah inaad sifiican u barato hadii aad tahay programmer ama ethical hacker,waxayna kaa caawinaysaa inaad si fiican u fahanto qaabka uu u dhisan yahay websiteka aad rabto inaad hack-gareeso, iyo waxa uu ka kooban yahay,qaabkiisa. html waa luuqad aasaasi ah una baahan inad sifiican u barato.

NB: html waxa inta badan loo isticmaala in lagu dhiso website yada .....

2: JAVASCRIPT

javascript waa luuqada ugu isticmaalka badan ayna isticmaalaan dadka barta cilmiga PROGRAMMING ka , java waxad ku baranaysaa waxyaalo badan oo aan ku koobneen sida wax loo hack-gareeyo, inaad fahanto java oo si fiican u barato waxay kaa cawinaysaa inad hesho shay aad rabto inad hack-gareeso halka laga maamulo.

3:SQL

sql waa luuqad loo isticmaalo database programming , hadii aad si fiican u barato SQL waxa si fudud  u heli kartaa dhamaan xogta u kaydsan halka aad la doonayso inaad hack-gareeso

4:PHP

php waxa lagu tiriyaa inay tahay luuqadaha ugu caansan kuwaas oo inta badan ay isticmaalan dadka barta SOFTWARE ENGINEERING & DEVELOPERS,  php waa luuqad ay adag tahay inuu isticmaalo qof beginner  ku ah cilmiga hackinga iyo sidoo kale inuu sameyo penetration test

NB: luuqadahan hoose waxay sidoo kale muhiim u yihiin dadka barta cilmiga ETHICAL HACKING

1: C
2: C++
3:RUBY
4:PHYTON

Unknown

About Unknown -

Author Description here.. Nulla sagittis convallis. Curabitur consequat. Quisque metus enim, venenatis fermentum, mollis in, porta et, nibh. Duis vulputate elit in elit. Mauris dictum libero id justo.

Subscribe to this Blog via Email :

2 comments

Write comments
November 1, 2018 at 7:50 AM delete

Sxb course luqadahan lagu badanayo mad bilawdid najiibow

Reply
avatar