Sunday, December 17, 2017

Unknown

OGAYSIISI !!!









asc dhamaan macaamiisha ku xiran page-keena somaliviral.blogspot.come inan marka hore idinka raali galinayno dib u dhacii balaarnaa ee nasoo wajahay ,taas oo nagu kaliftay inaan muddo dheer aan casharo idiin soo gudbin wayno.


waxan idin ogaysiinaynaa inaan shabakadaan ka guurnay oo u wareegnay shabakad cusub taas oo wali aan ku wadno dhismaha iyo dhamaystir, waxaan mardhow ay hawada soo gali doonta insha allah


objectives of our new site

muhiimada ay idiin leedahay anagana ay inoo leedahay shabakada cusub waa in ay noqon doonto site cusub oo laga barto culuumta computer science ayadoo free ah iyo permium ah, coursooyin badana wad ka heli doontaan sida :


  • database 
  • programming
  • security
  • multimedia
  • web development
  • app  development
  • etc

hadaba wixi akhbaara waxad nagala soo xiriiri kartaan : 

najiib817720@gmail.com


markii aan dhameeno howsha website-kana insha allah halkaan ban ku soo gudbin doona .


mahadsanidiin/



SII AKHRI

Sunday, March 12, 2017

Unknown

SIDA SAWIRKA LOOGA BADALO DHARKA !!! PHOTOSHOP



SII AKHRI

Tuesday, February 28, 2017

Unknown

DAJISO!!! keyfinder software







asc, softwarekaan waxa uu kaa saacidaya inaad wax walbo oo ku saabsan password computerkaaga ku jira ama ku xiran ayuu kaa caawinayaa inaad si fudud ku hesho , casharna wan ka smaeen doona
insha allah,




                                               download

                                               keyfinder
SII AKHRI

Monday, February 27, 2017

Unknown

SHIRKADA NOKIA OO CAALAMKA KU BAAHISAY NOKIA 6





waxa dhawaanahan socday olale xoogan oo ay shirkada nokia ay kusoo ceshanayso muunadii iyo sharaftii ay ku lahayd company-ada caalamka, ayada daaqada ka baxday mudo ku dhow ilaa 2007, waxay ay laa daala dhacaysay dhaqaale xumi soo wajahday iyo shirkadaha SAMSUNG,APPLE, iwm
inay booska ka saaran, balsa waxay ahayd bilawgii sanadan cusub ee 2017 in ay ku dhawaaqday inay soo saarayso taleefan cusub oo ah nooca smartphone ka ah, iyadoo intaa sii raacisay inay dib u habeen ku sameesay taleefankeedi ugu caansana uguna tayada wanagaasanaa taleefanada inta taariiqda dunida la og yahay oo lagu macaabo 3310. inay soo galisay suuqyada caalamka, asaga oo markii ugu horeesay lagu iibgeeyey suuqyada caalamka qaastan suuqyada waawayn ee ENGLAND, halkaas oo mudadii ugu horeesay ay qateen cel celis ahaan taleefankaan dad lagu qiyaasan 150,000 qof ,



SII AKHRI

Saturday, February 25, 2017

Unknown

DAJISO!!! MESSENGER FACEBOOK






asc, ardayda ku xiran website-keena halkan waxan kugu so bandhigayna software-ka cajiibka ah oo inta badan dadku ku isticmaalan taleefankooda  aya maanta waxad helaysaa asaga oo computerka aad ku isticmaali karto.

halkaan hoose ka daji software ka

baaxada softwareka : 53.6 MB


                   download :

             messenger download
SII AKHRI
Unknown

LUUQADAHEE UGU FIICAN IN WAX LAGU JABSADO..( HACKING )!!!!






asc dhamaan ardayda ku xiran website , casharkaan waxan kaga hadli doona dhowr luuadood kuwaas oo kaa caawinaya inaad sameeso HACKING . waxanaa muhiim ah hadii aad tahay qof jecel ama xiiseeya barashada ETHICAL HACKING inaad sii fiican u barato luuqadaha aan hoos ku sheegi doono.


1: HTML 

html waa luuqad muhiim ah inaad sifiican u barato hadii aad tahay programmer ama ethical hacker,waxayna kaa caawinaysaa inaad si fiican u fahanto qaabka uu u dhisan yahay websiteka aad rabto inaad hack-gareeso, iyo waxa uu ka kooban yahay,qaabkiisa. html waa luuqad aasaasi ah una baahan inad sifiican u barato.

NB: html waxa inta badan loo isticmaala in lagu dhiso website yada .....

2: JAVASCRIPT

javascript waa luuqada ugu isticmaalka badan ayna isticmaalaan dadka barta cilmiga PROGRAMMING ka , java waxad ku baranaysaa waxyaalo badan oo aan ku koobneen sida wax loo hack-gareeyo, inaad fahanto java oo si fiican u barato waxay kaa cawinaysaa inad hesho shay aad rabto inad hack-gareeso halka laga maamulo.

3:SQL

sql waa luuqad loo isticmaalo database programming , hadii aad si fiican u barato SQL waxa si fudud  u heli kartaa dhamaan xogta u kaydsan halka aad la doonayso inaad hack-gareeso

4:PHP

php waxa lagu tiriyaa inay tahay luuqadaha ugu caansan kuwaas oo inta badan ay isticmaalan dadka barta SOFTWARE ENGINEERING & DEVELOPERS,  php waa luuqad ay adag tahay inuu isticmaalo qof beginner  ku ah cilmiga hackinga iyo sidoo kale inuu sameyo penetration test

NB: luuqadahan hoose waxay sidoo kale muhiim u yihiin dadka barta cilmiga ETHICAL HACKING

1: C
2: C++
3:RUBY
4:PHYTON
SII AKHRI

Thursday, February 23, 2017

Unknown

3 SOFTWARE OO KAA CAAWINAYA VIDEO EDTING-KA !!!






asc dhamaan ardayda ku xiran websitekeena, qoralkan waxan kuugu soo ban dhigi doona 3 software oo kaa caawin doona inaad sameeso profesional video editing , barnaamijtan ayaa isugu jira qayb lacag ah iyo qaybo free ah kuwaas oo ka caawinaya habeenta muuqalo tayo leh

1: FINAL CUT PRO X

waa software ay la socdaan affects iyo animations cusub kuwas oo ah kuwii ugu danbeeyey ee loo isticmaalo video editing tayo leh. balse waxa lagu isticmalaa inta badan computerada MAC, kuwas oo versions badan lagu keeno.




2: PREMIERO PRO

software-kaan waxa uu ka mid yahay kuwa ugu casrisan ee ay isticmaalan shirkadaha sameeya flimaanta sida shirkda wayn ee laga leeyahay dalka maraykana ee HOLLYWOOD, inkasto barnaamijka uu mudadii hore booska danbe ku jiray kaasoo badalkiisa la isticmaali jiray barnaamijka la yiraaho AFTER EFFECT, aya waayadan danbe kagalay kaalmaha hore ee isticmaalka software video editing-ka, waxadna ku isticmaali karta dhamaan serverada ( mac,windows,linux). waxa uuna kaa caawinaya inad sameeso video tayo leh adiga oo isticmaalay flim ama video youtube.




3: AFTER EFFECT

waa barnaamij wata indho sarcaad effects ah kuwas oo dadka qibrada u leh ay ku jah-wareerinkaran dadka , waxana uu hal qabsaday saaxada caalamka ilaa inta ay shirkadaha iska leh softwareda kor aan kuso sheegnay ay dadaal ban'an ugu jireen sidii ay uga hormari lahayeen, balse ilaa hada waa la isticmala waliba si qayri cadi ah bay dadka badankood ugataan una isticmaalaaan, waxa xusid mudan in barnaamijkaan iyo PREMIERO ay soo saarto hal shirkad, waxadna ka heli kartan ciwankan hoose


www.adobe.come

       iyo

www.finalcutprox.com/apple



qore: najeeb beehan ahmed 
SII AKHRI